Home Wararka Caalamka Deg Deg Madaxweyne Farmaajo oo baaq u Diray Golaha Wadatashi Qaran oo...

Deg Deg Madaxweyne Farmaajo oo baaq u Diray Golaha Wadatashi Qaran oo beri Muqdisho Ku Shiri Doona Xili Khilaaf Xoogan jiro

0

Madaxweyne Farmaajo ayaa ku baaqay in aan lagu dag dagin isbadal lagu sameeyo heshiiska 17-septembar oo ay wada saxiixdeen Madaxda Dowladda Federaalka Dowlad Goboleedyada.

Hadalka Farmaajo ayaa ku soo aadaya xilli Maalinta Isniinta ay shir ku ballansan yihiin Ra’iisal Wasaaraha, Madaxda Dowladda Goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir.

Ad
Previous articleDeg Deg Qarax Ka Dhacay Magaalada Kismaayo
Next articleBaarlamaanka galmudug oo Meel Mariyay Degmo kale oo Ka tirsan Gobalka Galgaduud

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here