Home Wararka Maanta Deg Deg: Madaxweyne Xasan Shiikh oo Kuwajahan Dalka Eriteeriya

Deg Deg: Madaxweyne Xasan Shiikh oo Kuwajahan Dalka Eriteeriya

0

Madaxweynaha JFS Xasan Shiikh Maxamuud ayaa galabta lagu wadaa in uu u duulo dalka Eritrea, ujeedka safarka madaxweynaha ayaa lagu sheegay in uu booqan doono Askarta tababarka u jirta halkaas, lana soo qeybsan doono farxadda Ciidda.

Markii ugu horreesay ayaa galabta laga yaabaa in la arko muuqaalka askarta ku maqan Eritrea.

Askartaan ayaa Muda Ku Maqnaa Dalka Eriteeriya ayaa Muda Waxaa Ka Taagnaa Xaalka ay ku Suganyihiin.

Waa guul Taariikhi ah oo uu Xasan Shiikh ku Talaabsaday, Dowladii Farmaajo ayaa Lagu eedeeyey inay Ciidamadaas Galiyeen Dagaaladii lagu Hoobtay ee Ka Dhacay Dalka Ethopia.

Ad
Previous articleSida maanta looga ciidayo qaar ka mid ah degaanada Al-Shabaab(Sawiro)
Next articleDeg Deg: Alshabaab oo Qaraxyo ka Fuliyay Wadada Xariirisa Dhuusamareeb iyo Guriceel iyo Dad ku Geeriyooday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here