Home Wararka Maanta Deg Deg Madaxweyne Xasan oo Laga Helo COVID-19, iyo Madaxtooyada oo Warkaas...

Deg Deg Madaxweyne Xasan oo Laga Helo COVID-19, iyo Madaxtooyada oo Warkaas xaqeejisay

0

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa Maanta Dalka dib ugu Soo laabtay, waxaana Laga helay Caabuqa faafa ee COVID-19.

Bogga Rasmiga ah ee Madaxweyne Xasan Sheikh ayaa lagu xaqeejiyay in Madaxweynaha uu ku dhacay Caroona waxaana Qoraalka Lagu yiri

” Waxaan dhammaan shacabka Soomaaliyeed ee sharafta leh la wadaaggayaa in baaritaanno la igu sameeyay maanta lagu xaqiijiyay in la iga helay COVID-19.

Intaas waxaa dheer, inaan caafimaad qabo oo aan sii wadi doono shaqada aan u hayo qaranka iyo umadda Soomaaliyeed aniga oo raacaya habraacyada caafimaad ee la xariira Covid-19.

Waad ku mahadsantihiin ducadiinna iyo garab-istaaggiinna.

Allaa mahad leh.

 

 

Ad
Previous articleMadaxweyne Xasan Sheikh oo Dalka dib ugu soo laabtay
Next articleMadaxtooyada Soomaaliya oo beenisay in Madaxweynaha uu la Kulmay isra’iil

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here