Home galmudug Dagaal Dhuusomareeb ku dhex maray Ahlu-suna iyo Ciidanka Dowlada iyo Rasaas wali...

Dagaal Dhuusomareeb ku dhex maray Ahlu-suna iyo Ciidanka Dowlada iyo Rasaas wali la maqlayo

0

Faahfaahino dheeraaad ah ayaa kasoo baxaya iska horimaad Magaalada Dhuusamareeb ku dhexmaray Ciidanka dowladda iyo kuwa Ururka Ahlusunna.

Iska horimaadka ayaa yimid  kadib markii baabuur ay lahaayeen ciiidamada Ahlu Sunna uu xoog ku soo dhaafay bar koontarool oo ay ku sugnaayeen ciidamada maamulka Galmudug.

Masuuliyiin ka tirsan maamulka Galmudug ayaa mudug24 u xaqiijiyay in aysan jirin cid wax ku noqotay Iska horimaadka.

Xaaladda Magaalada ayaa hadda degan,waxana istaagtay rasaas goos goos ah oo muddo ka socotay Magaalada.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here