Home Wararka Somaliya Galmudug WAR DEG DEG AH: Ciidmada Dowlada iyo Kuwa Galmudug oo la Wareegay...

WAR DEG DEG AH: Ciidmada Dowlada iyo Kuwa Galmudug oo la Wareegay Degmada Xarardheere

0

Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed iyo dadka degaanka ayaa kooxda  ka xoreeyey Degmada Xarardheere ee gobolka Galgaduud sida uu xaqiijiyay Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac).

Alshabaab ayaa Dhawaan Isaga Baxay Degmada Xarardheere Kadib Ciidamo Badan oo kusoo Wajahnaa Darteed.

Dadka Daganaa Magaalada Xarardheere ayaa Badankood Alshabaab horay Usii Wateen si ay Gabaad uga Dhigtaaan. Ugana Badbaadaan Duqaymaha Diyaarada.

Waa Degmadii labaad oo Maantay Laga Saaro Alshabaab Saakay ayaa Sidoo kale lagala Wareegay Degmada Galcad ee Gobalka Galgaduud.

Ad
Previous articleQoor Qoor iyo Wafdi uu Hogaaminaayo oo Gaaray Hobyo iyo Ciidmada Galmudug oo Gordhow lawareegay Deegaan kale oo Qarka Usaaran Xarardheere(Sawiro)
Next articleCiidama Booliska Magaalada Muqdisho oo Gacanta Kusoo Dhigay Burcad Qaab Yaableh u dhacay Dad Shacab ah(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here