Home Wararka Maanta War Deg Deg ah:Ciidamada Daraawiishta Galmudug oo Gacanta Ku Dhigay mid kamid...

War Deg Deg ah:Ciidamada Daraawiishta Galmudug oo Gacanta Ku Dhigay mid kamid ah Saraakiisha Sar sare ee Alshabaab

0

Ciidamada Daraawiishta Galmudug oo Howlgal Culus ka Wada Mudug ayaa Horjooge Nuur-Deeq Maxamed Cabdulaahi maalin Guur ayaa waxaa gacanta kudhigay goordhow ciidamada Difaaca wisil ee Gobolka Mudug.

asaga iyo Gaari uuwatay Nuur wuxuu ahaa horjoogihii dhibaatada wayn kuhayey Bulshada Koonfurta Gobolka mudug.

Nuur ayaa Gaalkacyo ku Dilay Boqolaal Qof oo kasoo kala Jeeda Galmudug iyo Puntland Nuur deeq ayaana Alshabaab uqaabilsanaa Galmudug iyo Guud ahaan Galkacyo .

Nuur Deeq ayaa laga soo Qabtay Meel u dhow Bacaadwayn oo uu ku Dhuumaalaysanaayay Ciidmada Daraawiishta Galmudug ayaana kusoo Qabgay Duleedka Bacaadwayne asaga iyo Ciidamo uu Hogaaminaayo oo Katirsanaa Alshabaab .

Nuur deeq ayaa kaso Jeeda Beesha Sacad gaar ahaan Reer Hilowle ninkaan ayaana Galmudug si wayn looga Raadinaayay.

Alshabaab ayaana Ku Jira Maalmihii ugu Danbeeyey madaama Weerer Culus lagu Qaaday lagana Saaray Dhul badan.

Ad
Previous articleHoggaamiyaha milatariga Sudan oo ugu Danbayn u suurta gashay in dalka uu ka baxo
Next articleMadaxweyne Xasan oo Fariin Culus u diray Saraakiisha Ciidanka Xooga Soomaaliya kana Hadlay Dagaalkii Cowswayne

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here