Home Wararka Maanta Qoor Qoor oo Saakay ku Wajahan Furimaha Dagaalka Galmudug

Qoor Qoor oo Saakay ku Wajahan Furimaha Dagaalka Galmudug

0

Madaxweynaha Galmudug Axmed cabdi kaariye Qoor-Qoor iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka ku wajahan degmada Baxdo ee gobolka Galgaduud halkaasi oo ay badi ku sugan yihiin ciidamadii dowladda iyo kuwa degaanka ee banneeyay furimaha dagaalka koonfurta Gobolka mudug.

Xog aan helnay ayaa tilmaamaysa in madaxweyne Axmed Qoor-Qoor uu doonayo in ciidamda gadoodka sameeyay uu ku qanciyo inay dib ugu laabtan furimaha dagaalka gaar ahaana degaanadii ay ka baxeen oo kala ah Camaara, Bacaadweyne, Shabelloow iyo degaanno kale.

 

Ad
Previous articleNinkii diley Sheekh Maxamed Xasan Adam oo la xukumay
Next articleCiidamada Kasoo Baxay Furimihii Dagaalka Galmudug oo La shaaciyay Xiliga Ay Dib ulaabanaayaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here