Home Wararka Somaliya Galmudug Guddiga Doorashada Galmudug oo Waqtiga u kordhiyay Waqtiga Diiwaan galinta Musharaxiinta

Guddiga Doorashada Galmudug oo Waqtiga u kordhiyay Waqtiga Diiwaan galinta Musharaxiinta

0

Guddiga doorashada Galmudug ayaa muddo kordhin u sameeyay mudada diiwaan gelinta Musharaxiinta u tartamaya Golaha Shacabka, waxaana lagu daray muddo 24 saac gudahood.

Illaa 14 musharax ayaa isku diiwaan geliyay shanta kursi oo u muuqda kuwo dad loo calaamadeeyay. Sidoo kale waxaa jira musharaxiin sheegay in loo diiday warqada is diiwaan gelinta iyo tan dambi la’aanta ee CID.

Ad
Previous articleMadaxweynaha Galmudug oo Shir Amniga Galmudug (Sawiro) Gudoomiyaha
Next articleFaah Faahin ka Soobaxaysa Dil xalay ka dhacay Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here