Home galmudug (Sawiro) Akhriso Qodobada Heshiis hordhac ah oo laga gaaray Colaada Gobolka Mudug

(Sawiro) Akhriso Qodobada Heshiis hordhac ah oo laga gaaray Colaada Gobolka Mudug

0

Waxaa Hishiis Horudhac ah Laga Gaaray Colaaddii Udhaxaysay Beelaha Walaalaha ah Ee Wada Dega Dega Deegaanada Afbarwaaqo & Tawfiiq Ee Waqooyi Bari Gobolka Mudug.

Taliyaha Ciidanka Lugta Ee XDS Cabdi Xamiid Taliyaha Qaybta 21aad Ee Gen-Cabdi Casiis Cabdullaahi Cabdi”Qooje”iyo Saraakiil kale Ayaa Goob Joog ka noqday Is-Gacan Qaadkii Galabta Ee Gudoomiyaasha Iyo Wax-Garadka Deegaanada Tawfiiq Iyo Afbarwaaqo Waxaana Dhinac waliba Muujiyay sida Baahida loogu Qabo Nabadda Walaalaha Fidnada lakala dhex dhigay.

Qodobada Hishiiska Waxaa ka mid ah:
<Xabd-Joojin
<In Lakala Qaado Ciidamada Iyo
<In-La’Furo Gogol Nabadeed Oo Lagu wada Hadlo

Mudug24

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here