Home galmudug Faahfaahin Dagaal Geystay Dhimasho Iyo Dhaawac oo ka dhacay Deegaano Hoos Taga...

Faahfaahin Dagaal Geystay Dhimasho Iyo Dhaawac oo ka dhacay Deegaano Hoos Taga Towfiiq Iyo Afbarwaaqo Ee Bariga Gobolka Mudug

0

Ugu Yaraan 15 Ayaa dhimatay Tiro inaasi la Egna waa Ku dhaawacmeen Dagaal Markii Hore dhex maray maleeshiyaad Beeleedyo kasoo kala jeeda Galmudug iyo Puntland.

Dagaalka Ayaa ka dhacay Deegaan Lagu Magacaabo Ina diiday Oo Qiyaastii 15KM Ujira Deegaanka Afbarwaaqo Ee Bariga Gobolka Mudug.

Sidoo kale Gaadiidka Dagaalka ayaa Dagaalka Qayb ka ahaa waxaana la warinayaa iney Deegaanka Gaareen Gurmadyo ka imaanaya labada dhinac.

Dhaawacyada ka dhashay Dagaalka ayaa lakala Gaarsiiyay Garac Iyo Gaalkacyo Ee Gobolka Mudug.


Wixii soo kordha Lasoco

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here