Home Wararka Maanta Kulan Xasaasi ah oo Xalay la yeeshay Ammaanka magaalada Muqdisho Xili amniga...

Kulan Xasaasi ah oo Xalay la yeeshay Ammaanka magaalada Muqdisho Xili amniga Muqdisho isbadaly (Sawirro)

0

Waxaa Xalay xarunta dowladda hoose ee Xamar ka dhacay kulan xasaasi ah oo looga hadlayay ammaanka magaalada Muqdisho iyo howlgalada lagula dagaalamayo dhaqan xumada iyo isticmaalka maan-dooriyaha.

Kulankan ka dhacay xarunta gobolka Banaadir waxaa kasoo qeyb galay guddoomiyaha gobolka Banaadir Wasiir dowlaha Wasaarada Amniga, taliyaha Ciidanka Boliiska  iyo Taliyaha Ciidanka Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka iyo masuuliyiin kale.

Waxaa sidoo kale kulanka caawa dhacay kasoo qeyb galay guddoomiyaasha degmooyinka gobolka Banaadir iyo taliyaasha saldhigyada qaarkood, kuwaa oo goob joog ka ahaa kulanka looga hadlayay ammaanka caasimadda.

Kulankan madaxda iyo Saraakiisha  ka hadashay ayaa si wadajir ah waxa ay u amaaneen hey’addaha amniga iyo maamulada Degmooyinka sidii wanaagsaneyd oo ay amniga caasimadda u maareeyeen bishii barakeysneyd ee Ramadaan.

Ad
Previous articleCiidamada Danab oo Degmo Ka Tirsan Galmudug oo Alshabaab laga saraay Ka Sameeyey Arin Lagu Farxay(Sawiro)
Next articleAlshabaab oo Faahfaahisay Qaabka ay Udileen kuxigeenkii madaxa howlgalinta Ciidnaka Danab oo Xamar lagu Dilay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here