Home Wararka Maanta Mohamed Dheere oo lagu Afduubtay Gudaha Dalka Koonfur Afrika iyo Baadi Goob...

Mohamed Dheere oo lagu Afduubtay Gudaha Dalka Koonfur Afrika iyo Baadi Goob Xooga oo wali loogu Jiro

0

Mohamed Dheere oo ah Muwaadin Soomaaliyeed ayaa maalintii sadaxaad ku maqan gacanta koox burcad ah oo ka Afduubtay bartamaha magalada Johannesburg xili uu kasoo rawaxay shaqadiisa

Booliska magalada Johannesburg ayaa baadi goob xoogan ugu jiro sidii Muwaadinkan Soomaaliyeed looga soo furan lahaa burcada Afduubtay

Jaaliyadda Soomaalida ee degan magalada Johannesburg ayaa maanta ugu duceeyay Masjidka shaafici Muwaadinkan in Eeba uu kasoo bixiyo kooxda uu gacanta ugu jiro ee Afduubtay

Falalka Afduubka ee lagu bartilmaamedsado soomaalida lagu tuhmayo in ay hanti haystaan ayaa sara usii kacday sanadkan iyado ay dhaceen ilaa dhowr Afduub walow markii dambe iyago nabad qabo la helay soomaalidii horay loo Afduubtay.

Ad
Previous articleMadaxda IGAD oo isku raacay in Somalia xil culus laga siiyo Ururka (Sawirro)
Next articleWararkii Ugu Danbeeyey Dil argagax leh oo Sadhig Boolis oo ku Yaal Muqdisho dhexdiisa loogu Gaystay Xasan Cabdulle Maxamuud Xili Gurigii laga Soo Xiray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here