Home Wararka Maanta Maraykanka: Dacwad lagu soo oogay Soomaali ku eedeysan lunsashada $11 milyan

Maraykanka: Dacwad lagu soo oogay Soomaali ku eedeysan lunsashada $11 milyan

0

Xafiiska Xeer-ilaaliyaha gobolka Minneasota, Keith Elison ayaa kusoo oogay dacwad 3 rag ah oo Soomaali ah oo loo heysto dacwado la xariira Musuqmaasuq iyo dhunsasho dhaqaalo dhan 11 Million oo Dollar.

Saddex qof ee la eedeeyey ayaa ah mulkilayaasha Shirkado u shaqeeya dadka Waayeel ah ee adeegyada Caafmaadka loo qabto, waxaana lagu eedeeyey in dhaqaalahan 11 Million ah intooda badan aanan la gelin wixii ay dowlada ugu talagashey.

Saddexda qof ee la eedeeyey ee ka mid ah Jaaliyadda Soomalida ee gobolkaasi ayaa eeddoodu waxaa ay imaanaysaa wakhti ay hore u jirtay xukunno iyo eedo la xariira dhunsasho lacag loogu talagaley in ilmaha lagu quudiyo.

Ad
Previous articleMeesha Laga Dhisaayo Dekeda Hoyo oo laisku Raacay iyo Qoor Qoor oo Amar Bixiyay(Sawiro)
Next articleGudoomiye Madaale oo Balan Qaaday Daawayna WiilkiinDhawaan isku Qabsadeen laba Qoys oo Muqdisho Dagan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here