Home Wararka Somaliya Jubbaland Axmed Madoobe oo P.M Xamze ka Codsaday in Gacantiisa Lagu Soo Celiyo...

Axmed Madoobe oo P.M Xamze ka Codsaday in Gacantiisa Lagu Soo Celiyo Gobalka Gedo

0

Madaxwaynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa ka dalbaday Raysulwasaare Xamze Cabdi Barre inuu usoo gacangeliyo Gobalka Gedo.

Maamulka iyo waxgaradka Gedo ayaa Axmed Madoobe ka irdheysnaa ilaa doorashadiisii hore.

Mr, Xamza ayaa asna amray wasiirka Amniga gudaha Doodisho iyo wasiirka Arrimaha Gudaha Axmed Macalin Fiqi inay shaqadaas fuliyaan.

Xogta aan helayno, Maamulka iyo Waxgaradka Gobalka Gedo ayaa arrintaas ka biyadiiday.

2019-kii Raysulwasaare Xamse Cabdi Barre ayaa ahaa Gudoomiyihii Guddiga doorashada Jubbalad ee caanka ku ahaa “ laba Xildhibaan keena aan hal ka qaatee” ee Axmed Madoobe kusoo baxay, reer Gedo-na qaadaceen.

Ad
Previous articleWararkii Ugu Danbeeyey ee Dagaalkii Alshbaab ku Qaadeen Deegaanka Qaayib iyo Meydad Daadsan Qaayib
Next articleCiidmadii Laga su Gaayay inay Qabtaan Degmada Ceelbuur oo Maantay Ka Dhaqaaqay Dhuusamareeb

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here