Home Wararka Caalamka Sweden Waa Dalka ugu Wanaagsan ee lagu Noolaan karo Sanadka 2022” Warbixin...

Sweden Waa Dalka ugu Wanaagsan ee lagu Noolaan karo Sanadka 2022” Warbixin Caalami ah”

0

Warbixin Cusub oo heer Caalami ah ayaa lagu sheegay in Dalka Sweden uu yahay Dalka ugu horeeya Caalamka ee lagu noolaan karo.

Baaritaanka oo ay Sameysay US News And World oo kaa shaneysa Jaamacada University of Pennsylvania ayaa laga eegay qeybo badan oo bulshada ah sida Warbarashada, Caafimaadka iyo Nolshada kale.

Dalka Denmark ayaa kaalinta labaad galay halka Canada ay soo gashay Kaalinta 3aad marka la eego wadamada Caalamka ee lagu noolaan karo.

1 Sweden

2 Denmark

3 Canada

4Switzerland

5 Norway

6 Finland

7 Germany

8 Holland

9 Australia

10 New Zealand

Ad
Previous articleSweden oo Turkiga ku Wareejisay Nin Turkiga uu raadinayay
Next articleXarumaha Ganacsi ee kuyaalla inta u dhaxeysa Dabka iyo Sayidka oo xiran iyo Bannaan bax la qorsheenayo (Sawirro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here