Home Wararka Somaliya Doorashada lixda Kursi ee aqalka sare oo Caasimada Galmudug Maanta lagu qabtay

Doorashada lixda Kursi ee aqalka sare oo Caasimada Galmudug Maanta lagu qabtay

0

Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug waxaa maanta lagu doortay 6 kursi oo ka mid ah Kuraasta aqalka sare ee Galmudug ku matalaya Dowladda Fedraalka Soomaaliya, waxaana doorasho ay aheed mid qaadatay waqti kooban.

6 sanater ayaa dhamaantood loo tanasulay waxayna sidaasi ku haleen Codka Gacantaaga ah ee Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug.

Hadaba Hoos ka akhriso Magacyada Xildhibaanada Cusub ee aqalka sare

Sanater yuusuf gelle ugaas.

Sanater siciid siyaad Shirwac

Sanater Axmed Cabdi dhuxuloow

Sanater Zamzam Daahir

Sanater c/xakiin Macalin Axmed

Sanater Duniyo Maxamed Cali

Ad
Previous articleKursiga 6aad ee aqalka sare oo Maanta lagu dooray dhuusamareeb
Next articleCumar cabdirashiid iyo Rooble oo Kenya ku kulmay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here