Home Wararka Somaliya Galmudug Mid ka mid ah Sanatarada Cusub ee Galmudug oo is casilay una...

Mid ka mid ah Sanatarada Cusub ee Galmudug oo is casilay una sharaxan Aqalka Hoose

0

Senator Yuusuf Geelle Ugaas (Dhageey) ayaa ka tagay kursigii Aqalka Sare ee dhowaan dib loogu doortay isagoo doortay in uu u tartamo golaha shacabka.

Warqad uu u diray madaxweynaha Galmudug ayuu sababta uu kursiga isaga casilay ku sheegay inuu rabo in reerka uu ku matalo Baarlamaanka uu ka dhex sameeyo siyaasad caafimaad qabta sida uu yiri.

Madaxweynaha Galmudug ayaa xalay ku dhawaaqay in doorashada golaha shacabka ay bilaabaneyso maanta oo Khamiis ah 18 bisha November.

Ad
Previous articleQaar ka mid ah Dowladaha Taageera Soomaaliya oo Shuruudo adag ku xiray DFS (Akhriso)
Next articleGuddiga Doorashada Galmudug oo soo saaray Liiska xildhibaanada la dooranaayo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here