Home Wararka Maanta Abiya Axmed oo u Hanjabay Qowmiyada Amaxaarada Xili Khilaaf Xoogan Soo kala...

Abiya Axmed oo u Hanjabay Qowmiyada Amaxaarada Xili Khilaaf Xoogan Soo kala dhexgalay

0

Raysalwasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa hadda u muuqda in ay is wajahayaan Qowmiyada Amxaarada kuwooda xagjirka ah, waxaana uu shalay iyo maantaba jeediyey hadalo u muuqda fariimo toos ah oo kusocda Amxaarada oo ay is hayaan

“Callanka Itoobiya illaalin mayno haddaad tiraahdo,uma baahna inaan German iyo Japan tagnee, Sidii TPLF ayaa laydiin garaaci,Koox kasta oo aad ahaataba.”

Ad
Previous articlePuntland oo Markale Maantay Shaacisay kuraas kale oo Kamid Noqon Doona Gilaha Shacabka
Next articleDeg Deg Qarax ismiidaamin ah oo Ka Dhacay Magaalada Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here