Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Madaxweyne Cali Guudlaawe oo xilka ka qaaday Wasiir, mid kalena ku bedelay...

Madaxweyne Cali Guudlaawe oo xilka ka qaaday Wasiir, mid kalena ku bedelay (Akhriso)

0

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Xilkii ka qaaday Wasiir Ku Xigeenkii Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Dowladda Hirshabeelle Mudane Axmed Saney Maxamed.

Lama sheegin sababta xilka looga qaaday hase ahaatee waxaa xilkaas loo magacaabay Mudane Cabdullaahi Daahir Calasoow kadib wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha.

HOOS KA AKHRISO WAREEGTADA

 

Ad
Previous articleIran oo Farriin hanjabaad cabsi galin ah u dirtay Boqortooyada Sacuudiga
Next articleXaalad adag oo soo wajahday Facebook & shaqaale ka badan 10 kun oo la Shaqada Laga Cayriyay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here