Home Wararka Maanta Faahfaahin Kasoo Baxaysa Cida lala Eegtay Qaraxi Ka Dhacay goordhwayd Magaalada Muqdisho

Faahfaahin Kasoo Baxaysa Cida lala Eegtay Qaraxi Ka Dhacay goordhwayd Magaalada Muqdisho

0

Booliska Soomaaliya aya Warakasoo Saaray Qarax Xoogan oo Ka Dhacay Ceel Gaabta Magaalada Muqdisho.

 

Sida noo xaqiijiyeen Booliiska Gobolka Banaadir Gawaari galbinaysay ergada dooranaysa xildhibanaada gobolada Waqooyi oo doorashadoodu ka socto Muqdisho ayaa lala beegsaday qarax ka dhacay isgoyska Ceelgaabta ee Muqdisho.

Majiro wax khasaaro ah oo soo gaaray ergada, balse waxaa qaraxu waxyeelo u gaystay dad rayid ah oo marayay wadada taas oo ag Kasoo Gaartay Qasaaro Dhimasho iyo Dhaawac leh Walow aan Tirada Qasaaraha La Shaacin Wali.

Ad
Previous articleDeg Deg Qarax Xoogan oo Ka Dhacay Magaalada Muqdisho
Next articleSadex Xildhibaan oo Ka Mid Noqonaaya Golaha Shacabka oo Maantay La Doortay(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here