Home Wararka Maanta Ra’isul Wasaare Rooble oo isbitaalka ku Booqday Dhaawaca Afhayeenka Xukuumadda (Sawiro)

Ra’isul Wasaare Rooble oo isbitaalka ku Booqday Dhaawaca Afhayeenka Xukuumadda (Sawiro)

0

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Isbitaalka ku booqday Afhayeenka Xukuumadda Mudane Maxamed Ibraahim Macallimuu oo ku dhaawacmay qarax argagixisadu la beegsadeen.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa la sheekeystay Macallimuu oo xaaladdiisu soo hagaageyso, waxa uuna Eebbe uga baryay caafimaad deg deg ah. Sidoo kale Ra’iisul Wasaaraha ayaa warbixin ka dhageystay dhaqaatiirta daweyneysa afhayeenka Xukuumadda.

Ad
Previous articleDeg deg Qarax kale oo Caawa ka Dhacay Magaalada Muqdisho iyo Qasaara Ka Dhashay
Next articleBaarlamaanka ingiriiska oo ka Shiraaya Aqoonsiga Soomaaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here