Home Wararka Maanta Madaxweyne Qoor qoor oo Qado Sharaf u sameeyay Madaxda Konfur Galbeed ...

Madaxweyne Qoor qoor oo Qado Sharaf u sameeyay Madaxda Konfur Galbeed iyo Hirshabelle (Sawiro)

0

Madaxweynaha Galmudug Ahmed Abdi Kaariye ayaa casuumaad qado sharaf ugu sameyay hoyga uu ka deganyahay magalada Muqdisho madaxweynayasha koonfur Galbeed C/casiis Laftagareen iyo Hirshabelle Cali Guudlaawe.

Madaxda Hirshabelle iyo Konfur galbeed ayaa casuumaad qada ah ka helay Madaxweynaha Galmydug Axmed Cabdi kaariye Qoor Qoor.

Madaxweyne Qoor Qoor ayaa Maalmihii La soo dhaafay waday Kulamo siyaasadeed oo La iskugu geenayo Madaxda Dowladda,kuwa Dowlad Gobaleedyada iyo  Xubnaha Mucaaradka ah

Ad
Previous articleCiidamada Amniga Galmudug oo Gacanta ku dhigay shaqsi dil ka gaystay Caabudwaaq
Next articleGudoomiye Mursal oo La sheegay inuu ka Laabtay Go’aankii Lagu ganaaxay Xildhibaanada

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here