Home Wararka Maanta Shirka Golaha wadatashiga Qaranka oo goor dhow ka furmay Magaalada Dhuusamareeb(Sawiro)

Shirka Golaha wadatashiga Qaranka oo goor dhow ka furmay Magaalada Dhuusamareeb(Sawiro)

0

Shirka Golaha wadatashiga Qaranka oo goor dhow ka furmay Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si rasmi ah u furay Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo lagu qabanayo Dhuusamareeb.

Shirkan waxaa ka qeyb galaya Raisul Wasaaraha Xukuumada Federalka Xamse Cabdi Barre,Raisul Wasaare kuxigeenka Saalax Axmed Jaamac,Madaxweynayaasha Maamulada Galmudug,Hirshabeelle,Koonfur Galbeed iyo Jubaland sido kale Shirka waxaa ka qeybgalaya Gudoomiyaha Gobolka Banaadir.

Maamulka Puntland ayaa weli ka maqan Shirarka Golaha Wadatashiga Qaranka iyadoo Shirkii hore lagu gaaray go’aano masiiri doono oo dhaliyay doodo Siyaasadeed.

Ad
Previous articleWararkii ugu Danbeeyey Dagaalkii Alshabaab ku Qaadeen Cowswayne iyo Alshabaab oo Furtay 18 Beebe
Next articleSakariye Cali Axmed oo Dhawaan laga Soo Qabtay South Sudan oo Dil Toogasha ah lagu Xukumay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here