Home Wararka Somaliya Galmudug Sheikh Abuukar Xasan Maalin oo Maanta Lagu Soo dhaweeyay Galkacyo (Sawiro)

Sheikh Abuukar Xasan Maalin oo Maanta Lagu Soo dhaweeyay Galkacyo (Sawiro)

0

Caalimka Soomaaliyeed ee Shiikh Abuukar Xasan Maalin ayaa Maanta Soo gaaray Magaalada Gaalkacyo ee Gobalka Mudug.

Shiikha Ayaa si weyn Loogu soo dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha Galkacyo, waxaana Soo dhawentiisa qeyb weyn ka qaatay Qeybaha kala duwan ee Bulshada.

Maamulka Magaalada Galkacyo Ayaa Soo qaban qaabiyay Soo dhaweynta Loo sameeyay Caalimka weyn ee Sheikh Abuubakar Xasan Maalin.

Ad
Previous articleWarshad Oxygen oo Maanta Muqdisho laga furay
Next articleDeg Deg Ciidamada Galmudug oo la Wareegay Deegaanka Bohol oo Ahlusuna Ahlusuna ku sugnaayeen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here