Home Wararka Somaliya Sawiro:- Maamulka Gobolka Mudug oo aasay baraago huriyay dirir sokeeyo oo ku...

Sawiro:- Maamulka Gobolka Mudug oo aasay baraago huriyay dirir sokeeyo oo ku yaala deegaanka Higla Ceele.

0
Gudoomiyaha Gobalka Mudug ee Galmudug Cabdiraxmaan Cali Diiriye Taliyaha qeybta booliska Gobalka Mudug Qaasim Shiikhdoon,Dhalinyarada Madasha Nabada iyo isxdhexhalka Gobalka Mudug iyo Salaadiin ayaa ku guuleystay in ay aasaan baraago huriyay dirir sokeeyo oo ku yaala deegaanka Higla Ceele ee Galbeedka Gobalka Mudug.
Masuuliyiinta ayaa sheegay in aan la aqbali karin dagaal sokeeyo oo mar dambe ka dhaca Gobalka Mudug kaasi oo marka hore ka dhasha goobo laga dhiso baraago oo marka danbe leesku qabsado.
Maamulada Maamulka ayaa inta ay ku sugnaayeen Deegaanka waxay booqdeen xaruumaha maamulka halkaasi oo kula kulmeen bulshada qeybaheeda kala duwan.
Ad
Previous articleGalmudug iyo MSF oo heshiis iskaashi kuwada saxiixday Magaalada Nairobi ee Xarunta Dalka Kenya.
Next articleMidowga Musharixiinta Dalka oo war kasoo saaray go’anka Dowlada Somaliya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here