Home Wararka Somaliya Puntland Sawiro:- Madaxweynaha Puntland Siciid Deni oo Safar Dhulka ku soo gaaray Dhuusamareeb

Sawiro:- Madaxweynaha Puntland Siciid Deni oo Safar Dhulka ku soo gaaray Dhuusamareeb

0

Madaxweynaha Puntland Saciid Deni ayaa safar dhinaca dhulka ah ku gaaray magaalada Dhuusamareeb, waxaan soo dhoweeyay oo afaafka hore ee magaalada ugu hortagay Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoorqoor.

Madaxweyne Deni ayaa ka soo degay garoonka diyaaradaha Cadaado, isagoo ka baaqsaday inuu ka dego Dhuusamareeb sababo amni awgeed.

Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa ku sugan dhammaan madaxda maamulada iyo sidoo kale madaxda Qaranka.

Ad
Previous articleSawiro:- Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo soo gaaray Dhuusamareeb
Next articleShirka Dowlada Somaliya iyo Madaxda Maamulada oo ka furmay Caasimada Dhuusomareeb

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here