Home Wararka Somaliya Galmudug Ra”isul Wasaare Rooble oo Maanta Booqday Ciidamada Xooga ee la Dagaalamay Ahlusuna...

Ra”isul Wasaare Rooble oo Maanta Booqday Ciidamada Xooga ee la Dagaalamay Ahlusuna (Sawiro)

0

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo booqasho dhiirrigelin ah ugu tagay Ciidanka Xoogga Dalka ee ku sugan Galmudug.

 

Ra”isul Wasaaraha ayaa uu ku ammaanay sida geesinimada leh ee ay argagixisada iyo nabad diidka uga difaacayaan dalka, kuna boorriyay in ay sii labo jibbaaraan howsha adag ee ay qaranka u hayaan.

Sidoo kale Madaxweynaha Galmudug iyo Ra”isul Wasaaraha Soomaaliya Ayaa Ciidamada ku dhiiragaliyay sidii Dalka iyo Deegaanada Galmudug u difaaceen.

Ciidamadaan Ayaa u badnaa Kuwii Gurceel kula dagaalamay Ahlusuna Waljameeca.

Ad
Previous articleDowladda Soomaaliya oo doonaysa in lagu soo Wareejiyo Maxaabiis ku xiran Suuriya
Next articleGanacsade la dhashay Xildhibaan oo Caawa Lagu dilay Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here