Home Wararka Maanta Dhageyso Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya oo ka hadlay sababta loo dhisi la’yahay jowhar...

Dhageyso Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya oo ka hadlay sababta loo dhisi la’yahay jowhar iyo Muqdisho

0

Ra’isul wasaaraha Soomaaliya Xamza cabdi barre ayaa maanta si weyn uga hadlay amniga dalka, waxuuna shaaca ka qaaday War ku saabsan amniga dalka

Xamze cabdi barre ayaa yiri ” Dowladii dhisaysay wadada xariirisa Muqdisho iyo jowhar waxay u dhisi waysay amni xumo darteed”

waxuu daboolka ka qaaday Ra’isul wasaaraha soomaaliya in loo baahan yahay dagaal wadajir ah oo shabaab ka dhan ah

Ad
Previous articleMadaxweyne Xasan Sheikh oo xil cusub magacaabay
Next articleGalmudug oo si weyn Looga xusay Aas-aaskii Galmudug (Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here