Home Wararka Maanta WAR DEG DEG AH: Qarax Culus oo Ka Dhacay Muqdisho iyo Faahfaahin...

WAR DEG DEG AH: Qarax Culus oo Ka Dhacay Muqdisho iyo Faahfaahin kasoo Baxaysa

0

UPDATE:Moota Bajaaj laga soo buuxiyay Bambooyiinka qarxa ayaa ku qaraxdat  waa qaraxday degmada Hodan, gaar ahaan aagga Masjidka Ramadaan Xaafadda Taleex ee Muqdisho.

Wararka Aan Helayno ayaa Sheegaaya In Gacanta Lagu Dhigay Wadihii Moota Bajaajka ay Qaraxyadu Ku Rarnaayeen.

Lama Faahfaahin Halka Ay ku Wajahnayd Mootadadaan iyo Bartilmaameedka Lala Rabay

Khasaaraha ka dhashay qaraxan weli lama ogaan.

Ad
Previous articleCiidamada Dowlada oo Alshabaab ka Dilay Ku Dhawaad 20 askari
Next articleWararkii ugu Cabdiraxmaan Jimcaale Agoon oo goordhow la Dilay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here