Home Wararka Maanta Cabdisalaan Cali Axmed oo dilay Cabdulaahi Cali Hudey oo Fagaaraha Guriceel...

Cabdisalaan Cali Axmed oo dilay Cabdulaahi Cali Hudey oo Fagaaraha Guriceel lagu soo Bandhigay Shir Jaraaidna Lagu Dul Qabtay

0

Cabdisalaan Cali Axmed oo ku eedaysan dilka marxuum Cabdulaahi Cali Hudey ayaa goordhow lagu soo bandhigay goob fagaaro ah oo ku taal Guriceel.

Cabdisalaan ayaana Asbuucii lasoo Dhaafay Bartamaha Degmada Guriceel ku Dhex dilay Cabdulaahi Cali Hudey Goob Ganacsi oo uu ku lahaa Bartamaha Degmada Guriceel.

Gudoomiyaha Degmada Guriceel Faarax Fataate ayaa Balanqaaday inay cadaadalada Marin Doonaan Gacan ku  Dhiiglahaan oo Mudo Dheer kadib Gacanta lagu soo dhigay.

 

Ad
Previous articleXulka Qaranka Eritrea oo gabi ahaan isaga baxay ka qeyb galka tartanka Isreeb-reebka koobka adduunka
Next articleMeydadka oo isbitaalka gudihiisa xabaal wadareedyo lagu aasayo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here