Home Wararka Somaliya Somaliland Hadal jeedinta Musharaxiinta aqalka sare ee Somaliland oo Goor dhaw Bilaabatay

Hadal jeedinta Musharaxiinta aqalka sare ee Somaliland oo Goor dhaw Bilaabatay

0

Magaalada Muqdisho gaar ahaan Hoolka Afisyooni waxaa Goor dhaw ka bilaabatay Hadaljeedinta Musharaxiinta u tartamaya Kuraasta aqalka sare ee Somaliland.

Waxaa goor dhaw Xarunta Tendhada soo gaaraya Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xusen Rooble, R/w Ku xigeenka Mahdi Guuleed iyo Gudoomiyaha aqalka sare ee dalka Cabdi xaashi Cabdullaahi.

Maanta ayaa la dhagaysanayaa Khudbadaha Musharaxiinta aqalka sare ee ka imaanaya Goballada Waqooyi.

Ad
Previous articleKhilaaf weyn oo Galmudug Madaxdooda ka dhaxtaagan
Next articleDeg Deg Ra”isul Wasaare Rooble oo Sheegay in dadkii ikraan Tahliil ka dambeeyana dilkeeda Cadaalada La Horjeeni doono

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here