Home Wararka Maanta Dagaal Saacado badan Qaatay Kadib Maamulka Hirshabeele oo laga Saaray Baladwayne

Dagaal Saacado badan Qaatay Kadib Maamulka Hirshabeele oo laga Saaray Baladwayne

0

Dagaal dhaliyey khasaaro kala Duwan oo xalay illaa saakay ka Socday Magaalada Baladweyne.

Maamulka Hirshabeele ayaa gabi ahaanba laga saaray Magaalada Baladweyne kadib dagaal.

saacado badan socday Waxaa hadda gacanta ku haya magaalada Mas’uuliyiin sheegay inay Hiiraan State matalayaan  Dhimasho iyo dhaawac ayaana jirra.

Shacab Careeysan iyo Ciidamada Hiiraan State oo Gudaha u Galay Saldhiga Booliska Baladweyne.

Cali Jeyte”Ciidanka Baladweyne soo weeraray oo hada Xabada ridaya Jowhar ayaa laga soo abaabulay waxaana dadka lagu gumaadayaa rasaastii dowlada”

Ad
Previous articleWar Deg Deg ah: Dagaal qaraar kadib Alshabaab Oo la Wareegay Degaanka Xinlabi
Next articleAlshabaabkii La Wareegay Deegaanka Xinlabi oo Arimo layaab leh ka sameeeyey Deegaankaas

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here