Home Wararka Somaliya Galmudug Deegaan Qadiimi ah oo ka Tirsan Gobalka Mudug oo Bacaad Qariyay (Sawiro)

Deegaan Qadiimi ah oo ka Tirsan Gobalka Mudug oo Bacaad Qariyay (Sawiro)

0

Bacaad ayaa ku habsaday deegaanka Kulub ee gobalka Mudug oo qiyaastii 12-km bariga uga beegan deegaanka Garacad ee gobalka Mudug.

Deegaanka oo ku wanaagsan Kalkuumaysiga iyo deegaanka ayaa waxaa ku yaala dhismayaal gaaraya 250 oo ay ku jiraan xarumo caafimaad, waxbarasho iyo guryo la dhisay 2004 tii, Tsunami-gii ka dib.

Bacaadka oo horay u soo aasay deegaanka Dhinowda iyo dhul daaqsimeed balaaran ayaa u baahan qorshe bacaad-celin.

Ad
Previous articleDhageyso Madaxweynaha Galmudug oo ku dhawaaqay Xubnaha Guddiga Doorashada
Next articleMidowga Yurub oo dhimay Dhaqaale uu sii jiran Ciidamada AMISOM

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here