Home Wararka Caalamka Magdalena Andersson oo Sheegtay in Ulf Kristersson uu been u Sheegay Shacabka...

Magdalena Andersson oo Sheegtay in Ulf Kristersson uu been u Sheegay Shacabka Sweden

0

Raisal Wasaarihii hore ee Sweden Magdalena Ardersson ayaa eedeyn u jeedisay Raisal wasaaraha Cusub Ulf Kristersson oo ku aadan balan-qaadyo uu sameeyay Xiliga Doorashada.

Magdalena ayaa sheegtay in Ulf uu been u sheegay Shacabka Sweden madama uu balan-qaad uu sameeyay xiliga Doorashada oo ku aadanaa kabka Lacagta Korontada.

Ulf Kristersson ayaa warbixin uu u diray Joornaalka Dagens Nyheter ku sheegay in Xisbigiisa uu bilaabayo Kabka Koronada 1 November hadii la doorto Xisbigiisa.

iyadoo ka hadleysa Balan-qaadka ayay sheegtay in Shacabka Sweden uu u sheegay balan-qaad iyo been.

Xisbiga laga guuleestay ayaa hore u sheegay in uu isha ku heyndoono Dowlada Cusub iyo Howlaheeda Shaqo.

Somaliska Stockholm

Ad
Previous articleGudoomiye Aadan Madoobe oo go’aan culus kasoo saaray xeerka Jinsiga ee Muranka Badan Dhaliyay
Next articleNorway iyo Jarmalka oo raba iskaashiga NATO si loo sugo kaabayaasha muhiimka ah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here