Home Wararka Maanta Golaha Musharaxiinta oo war ka soo saaray Kulan xasaasi ah oo ay...

Golaha Musharaxiinta oo war ka soo saaray Kulan xasaasi ah oo ay Yeesheen (Akhriso)

0

Golaha midawga musharixiinta ayaa Maanta war ka soo saaray xaaladda doorashooyinka dalka ka dib Kulan Muddo 3 maalin ah uga socday Muqdisho

Midawga oo shir seddax maalin uga socday magaalada Muqdisho ayaa sheegay in loo baahan yahay in doorashooyinka Golaha Shacabka ay ku bilaawday si hufan, waxayna Ka dalbadeen Rooble in La balaariyo Shirka Golaha Wadatashiga qaran ee dhawaan Muqdisho ka Furmaya.

Halkaan ka Akhriso.

Ad
Previous articleCiidamada Galmudug oo la wareegay Gooba Hor leh (Sawiro)
Next articleRa’isul Wasaare Rooble oo si weyn Loogu soo dhaweeyay Wadanka Masar (Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here