Home Wararka Maanta DEG DEG Alshabaab oo amray in la xiro gooba ganacsi oo ku...

DEG DEG Alshabaab oo amray in la xiro gooba ganacsi oo ku yaala Muqdisho

0
Alshabaab ayaa ku amartay Dadka iska leh Goobaha Ganacsi ee ku yaala Daarta Soobe in ay xiraan cidii Amarkaasi diidana tilaaba ay kaa qaadi doonaan.
Ma cada sababta rasmiga ah ee ka danbeysa arintan waxaase ay usheegeen Dadka ay lasoo xiriireen in sababta ay usheegi doonaan marka ay amarka fuliyaan.
Dadka iska leh Goobaha ganacsi ee ku yaala Daarta Soobe ayaa hada isku diyaarinaya fulinta Amarkan.
Lama oga Dowladda Soomaaliya jawaabta ay ka bixin doonto go’aankaan alshabaab ay soo saareen hadii dadka iska leh daartaas ay dhaqan galiyaan amarka Alshabaab
Ad
Previous articleAlshabaab oo Laga Saaray Deegaankii ugu Waynaa Ee Maxkamada Gobalada dhexe(Sawiro)
Next articleQoor Qoor oo Kasoo Muuqday Jiida Hore ee Dagaalka Asagoo Xiran Dharka Ciidanka(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here