Home Wararka Maanta Faah Faahin ku saabsan Qarax ka dhacay Wadada Garoonka Aadan Cadde (Sawiro)

Faah Faahin ku saabsan Qarax ka dhacay Wadada Garoonka Aadan Cadde (Sawiro)

0

Qarax xoogan oo la Sheegay inuu ahaa ismiidaamin Ayaa goor dhaw ka dhacay Wadada jayga ah ee gasha Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho.

Waxaa la sheegayaa in Qaraxa lala Eegtay Kolonyo gaadiid oo meesha Marayay, waxaana Jira khasaare dhimasho iyo dhaawac ah.

Warar ay Heshay Mudug24 Ayaa sheegaya in Qaraxa lala Eegtay gaadiid UN- ah oo Goobta Marayay.

Sawiro laga Soo qaaday Goobta Qaraxu ka dhacay Ayaa Muujinaya Bur burka Goobta Qaraxu ka dhacay.

Ad
Previous articleMadaxweyne Qoor Qoor oo lakulmay Musharax Madaxweyne kana Soo jeeda Galmudug(Sawiro)
Next articleDeg Deg Cali Yare Cali Gudoomuyihii amniga Gobalka Banaadir oo lala eegtay Qaraxii ka Dhacay Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here