Home Wararka Somaliya Dil ka dhacay Galgaduud iyo xiisad Colaadeed oo Wili Taagan

Dil ka dhacay Galgaduud iyo xiisad Colaadeed oo Wili Taagan

0

Maleyshiyaad Hubaysan oo kasoo jeeda Deegaanka dhabad ayaa nin Shacab ah oo deegaan ahaan Kasoo jeeda Cadaado ku dilay Duleedka Deegaanka Dacdheer oo dhaca Xadka Gobalka Galgaduud uu la wadaago Itoobiya.

Ninka la dilay Waxaa lagu Magacaabi jiray Cabdi Hassan Cadar Deegaanka Dilka Uu Ka Dhacay Waxaa Maantay Ka Jirta Xiisad U Dhaxeysay Dadka Deegaanka.

Waxaana Aaga Dilku Ka Dhacay Horey Uga Dhacay Dilal Iyo dagalo Dhamaantood Salka Ku Haha Aano Qabiil.

Goballada Galgaduud iyo Mudug waxaa in Mudda ah ka taagan Colaad Beeleedyo galaaftay Nolosha dad shacab ah, waxaana wili Loo hilin xal in Laga Hortago Dhibaatooyinkaas

 

Ad
Previous articleMidowga Musharixiinta Dalka oo war kasoo saaray go’anka Dowlada Somaliya
Next articleSarkaal ka Tirsan Shabaab oo isku soo dhiibay Ciidamadda Dowladda ee Gobalka Mudug.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here