Home Wararka Maanta Ra’isul Wasaare Rooble oo Magacaabay guddiga Qaban qaabada caleema saarka Madaxweynaha (Akhriso)

Ra’isul Wasaare Rooble oo Magacaabay guddiga Qaban qaabada caleema saarka Madaxweynaha (Akhriso)

0

Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa magacaabay Guddiga Amniga ee Xafladda Caleema saarka Madaxweynaha Soomaaliya oo ka kooban toddobo xubnood oo Wasiiro iyo Taliyeyaal ciidan isugu jiraan.

Xafladda Caleema saarka Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa la filayaa in la qabto 9 bisha June 2022, waxaana lagu martiqaaday Madax ka socota dalalka Gobolka.

Ad
Previous articleCiidamada Galmudug ee Dhawaan ahlusuna Ka adkaaday oo Maantay Bohol gaaray(Sawiro)
Next articleMadaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh oo ku wajahan dhuusamareeb

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here