Home Wararka Maanta Ciidamada Dowlada oo isaga Baxay Magaalada Bacaadwayne iyo Alshabaab ooo…

Ciidamada Dowlada oo isaga Baxay Magaalada Bacaadwayne iyo Alshabaab ooo…

0

Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa deegaanka ayaa maanta soo baneeyay magalada Bacaadweyne oo ku taalla koonfurta gobolka Mudug.

Lama soo warin ilaa iyo hadda sababta rasmiga ah ee ka danbeysa in ciidamadu ay halkaas iskaga soo baxaan xilli maalmihii lasoo dhaafay sidaan oo kale looga soo baxay Caad iyo Camaara.

Dowlada Soomaaliya ayaana Wali Ka Hadlin Magaaloooyinkaan Dhiiga Badan ku Daatay ee Dib looga Baxay.

Dhanka kale Alshabaab ayaa Si Dhib yar ku Qabsaday Magaalooyinkaan Kadib Markii Ciidamada Dowladu isaga Baxeen.

Ad
Previous articleDowlada Soomaaliya oo War Cusub kasoo Saartay Xasuuqa Wali ka Socda GAZZA
Next articleShiikh Shaakir oo Shaaciyay Inay Beritahay Maalinta Koowaad ee Bisha Ramadaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here