Home Wararka Maanta WAR DEG DEG AH: Hoobiyaal lagu Gaaracay Xaafada Ka Mid ah Magaalada...

WAR DEG DEG AH: Hoobiyaal lagu Gaaracay Xaafada Ka Mid ah Magaalada Muqdiso iyo Faahfaahin kasoo Baxasa

0

dhawaqa jug culus oo is Xigxigay  ayaa laga maqlay Magaalada Muqdisho xilliga lagu Jiray  waqtiga Salaada Subax.

Sida aan kasoo xiganay qaar kamid ah laamaha ammaanka gobolka Banaadir dhawaqa jugta ay maqlayaan dadka waa Hoobiyaal kusoo dhacay qeybo kamid ah xaafadaha dagmada Warta-nabadda, iyo Waaberi iyo Qaar ka Mid ah Xafadaha Ku Dhow Villa Soomaalia khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa lasoo warinayaa in ay jiraan.

Laamaha amniga ayaa sheegaya in Hoobiyaha dhacaya uu ku geeriyooday Macalin Dugsi oo lagu Magacaabo Macalin Aways & 2 carruur yaryar oo uu dhalay kuwaas oo Daganaa Xafada Waaberi

Wali Lama Haayo Khsaaraha Rasmiga ah ee Ka Dhashay Hoobiyayashaan Goordhow lagu Garaacay Muqdisho.

Ad
Previous articleBooliiska oo Muqdisho ku qabtay nin baxsad ahaa oo Mudo la Raadinaayay dhibaato geestay
Next articleMadaxweyne Xasan Sheekh oo isugu yeeray Midowgii Musharaxiinta Xili ay ka horyomaadeen Heshiiskiii…

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here