Home Wararka Maanta Akhriso: Cuqaasha Gobolka Sool oo 12 qodob ka soo saaray colaada Laascaanood

Akhriso: Cuqaasha Gobolka Sool oo 12 qodob ka soo saaray colaada Laascaanood

0

Guddi uu magacaabay garaadka guud ee gobolka Sool Garaad Jaamac, kana kooban 33 qof ayaa ka hadlay xaalada ka taagan gobolkaas iyo sidii loo qaboojin lahaa.

Guddigaas oo la magacbaxay guddiga xal u keenidda gobolka Sool ayaa maalmahan lahaa shirar joogta ah oo looga hadlayey sidii loo qaboojin lahaa xiisadda ka taagan magaalada Laascaanood oo maalmihii la soo dhaafay ay ka jireen qalalaase iyo dagaalo u dhexeeyey dadka degaanka iyo ciidamada Somaliland.

Ugu yaraan 25 qof ayaa ku dhintay dagaalada iyo rabshadaha ka dhacay magaalada Laascaanood, halka dadka boqol ka badana ay ku dhaawacmeen.

Guddiga ayaa Waxay soo saareen qoraal ka kooban qodob dhowr ah oo nabadda khuseeya.

Ad
Previous articleP.M Xamza oo Diyaarad la Raacay Qaar ka Mid ah Shacabka Soomaaliyeed(Sawiro)
Next articleGo’an laga soo saaray Sharciga Cusub ee Hay’ada NISA ee Dhawaan lasoo saaray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here