Home Wararka Somaliya Puntland Diyaaradii Siday Kusimaha Madaxwaynaha Soomaaliya oo Dib loogu soo celiyay Muqdisho kadib...

Diyaaradii Siday Kusimaha Madaxwaynaha Soomaaliya oo Dib loogu soo celiyay Muqdisho kadib Markii ay Ka Dagtay Bosaaso

0

Kusimaha Madaxweynaha Soomaaliya Sacdiya Salaad oo loo diiday in ay ka dagto Boosaaso, ayaa diyaaradii dib loogu ceshay, ka dib markii duuliyihii diyaaraddu codsaday Shidaal, loona ogolaaday shidaal qaadasho oo kaliya.

Wafdiga ay hogaaminaysay Kusimaha Madaxweynaha Soomaaliya ayaa loo diiday in ay dagaan oo ay wareejiyaan Deeq gargaar ah Daawo oo ay baahi weyn u qabaan bulshada gobalka Barri.

Madaxweynaha Puntland ayaa amray in aan Kusimaha Madaxweynaha Sacdiya dagi karin Boosaaso.

Iska horimaad ka dhashay arintan ayaa dhexmaray ciidamada PSF-ta & PMPF-ta, kaas oo geystay dhimasho iyo dhaawac.

Ad
Previous articleErateria oo xog Cusub shaacisay kuna saabsan Ciidamadii Xasan Sheikh uu booqday
Next articleMadaxweynaha Galmudug oo gaaray Wasil si weyna Loogu soo dhaweeyay (Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here