Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Deg deg: Doorasho 9 mushrax u Taagnayd oo ahayd in Caawa lagu...

Deg deg: Doorasho 9 mushrax u Taagnayd oo ahayd in Caawa lagu Qabto Magaalada Baladweyne oo Dib loo Dhigay

0

Waxaa dib loo dhigay tartanka doorashada ee kuraas lagu tartami lahaa, kuwaasoo lagu wadey in caawa ay ka dhaco magaalada Balad Weyne.

Daud Xaaji Cirro, oo ah afhayeenka dowlad goboleedka HirShabelle ee Soomaliya, ayaa ku dhawaaqey dibu dhigista.

Afhayeenka ayaa intaa ku darey in maadaama uu gabalka sii dhacayo, in guddiga iyo laamaha ammaanka ay isla garteen in gelinta hore ee bari loo dhigo doorashada.

Kuraasta lagu tartami laha, ayaa waxey kala yihiin kursiga 063 iyo kursiga kale ee 011.

Ad
Previous articleUkrain oo ku dhawaaqday inay Dib ula Waregeen Magaalada Makariv oo Dhawaan Ruushku Qabsaday
Next articleFahad iyo Farmaajo oo Damacsan inay Taliyaha NISA ka Dhigaan C.raxmaan Dheere

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here