Home Wararka Somaliya Galmudug Dhageyso Galmudug oo la wareegtay deeq Gargaar ah

Dhageyso Galmudug oo la wareegtay deeq Gargaar ah

0

Gobalka Mudug waxaa Maanta laga dajiyay Gurmad Dowladda Soomaaliya ay u dirtay Galmudug, waxaana Horkacaya Wasiirka Gargaarka dalka.

Deeqdaan oo waxaa amray Dowladda Soomaaliya waxaana gaarsiiyay guddi sare ee Dowladda Soomaaliya u xil saartay arimaha gurmadka abaaraha.

wasiir khadiija Maxamed diiriye oo ah Wasiirka Gargaarka Soomaaliya ayaana ugu horeyn ka hadashay gargaarka Maanta la gaarsiiyay Galmudug

Guddiga oo fulinayo amarka Madaxweynaha JFS Mudane  Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta waxaa Sahay Gargaar oo loogu talagalay Af-Barwaaqo ee Gobalka Mudug ku wareejeen Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka Galmudug Faaduma Faandhe.

Ad
Previous articleBooliska Denmark oo war kasoo saaray ninkii weerarka ka geystay Copenhagen
Next articleP.M Xamza oo la kulmay safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Tiina Intelmann kadib Go’aankii kasoo baxay Midowga Yurub(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here