Home Wararka Maanta Ismarin waa ka dhex taagaan waddamada G20 ka dib markii Shiinaha uu...

Ismarin waa ka dhex taagaan waddamada G20 ka dib markii Shiinaha uu diiday in uu cambaareeyo duulaanka Ruushka ee Ukraine

0

Wasiirada Maaliyadda ee dalalka ugu dhaqaalaha badan caalamka ayaa ku guuldareystay inay ku heshiiyaan xiritaanka shir madaxeedka India, kadib markii Shiinaha uu diiday inuu cambaareeyo duulaanka Ruushka ee Ukraine.

Beijing waxay diiday inay aqbasho qaybo ka mid ah bayaan ka soo baxay G20 oo ka xumaaday gardarrada Ruushka “marka loo eego shuruudaha ugu adag”.

Moscow waxa ay sheegtay in dalalka reer galbeedka ay “ka-soo-horjeeda Ruushka” khalkhal galiyeen G20.

Arrintan ayaa timid ka dib markii Shiinaha uu toddobaadkan daabacay qorshe lagu soo afjarayo colaadda oo dadka qaar ay u arkaan mid Ruushka taageersan.

Ad
Previous articleWaa sidee maanta xaaladda Laascaanood ka dib dagaalkii qaraaraa ee shalay ka dhacay?
Next articleGudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliland oo Ku Baaqay in Ciidamada Soomaaliland laga Saaro Laasacaanood

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here