Home Wararka Maanta Xafiis Dad Badan Layaab ku Noqday oo P.M Xamse Cabdi Barre Ka...

Xafiis Dad Badan Layaab ku Noqday oo P.M Xamse Cabdi Barre Ka Daahfuray Muqdisho(Sawiro)

0

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sareeye Guuuto. Sulub Acmed Firin, ayaa ka qeyb galay daah furay Xafiiska Garmaqalka Dadweynaha ee Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka. Oo uu daahfuray Ra’isulwasaaraha JFS, Mudane. Xamse Cabdi Bare.

Xafiiska Garmaqalka Dadweynaha, ayaa shaqadiisu tahay qabashada cabashooyinka dadweynaha ee ku saabsan xadgudubyada ay galaan ciidamada NISA ee ka dhanka ah xuquuqda iyo xorriyaadka aas’aasiga ah ee muwaadiniinta, iyadoo dadweynaha Soomaaliyeed ay si toos ah u soo wici karaan xafiiskan.

Xafladaan oo ay joog ka ahaayeen Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha, Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaran, Guddoonka Maxkamada Ciidamadda iyo Guddoomiyaha Maxkamada Gobolka Banaadir.

Durbaba Sualahaan Layaabka Leeh ayay keneen Dadja Reer Muqdisho?

Maxkamaddi Gobolka Banadir miyaa halkaan Loo wareejiye? Bal Ii fasira Xafiiskaan reer Mahadoow?

Midda kale inaad Xafiiskaas gaarto soo kama horeeyso inaad Check point ga kM0 dhaafto oo aan Lug xitaa lagu mari karin.

NISA ineey xuuraansi iyo Xog shacabka ka bariso ay aheed, wixi dacwaana dadaa u xil saaran

Ad
Previous articleBaarlamaanka Soomaaliya Oo u Yeeray Raysulwasaare Xamse Cabdi Barre
Next articleCiidamada Darawiishta Iyo Koonfurgalbeed oo Dagaal Qaraar ku Dhexmaray Baraawe

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here