Home Wararka Somaliya Galmudug WAR DEG DEG AH:Alshabaab Ku Safraayay Galmudug oo Weerar Dhaba Gal ah...

WAR DEG DEG AH:Alshabaab Ku Safraayay Galmudug oo Weerar Dhaba Gal ah lagu Laayay Hubna Laga Furtay(Sawiro)

0

Gaari Noah ah oo uu leeyahay horjooge lagu magacaabo Daahir Alasow oo ka tirsan ururka Kooxda Alshabaab ayaa lagu Weeraray meel u dhaw Baraag sheikh Amir, waxaa lagu dilay afar ruux oo saarnay gaariga waxaana laga soo qaatay qoryihii ay wateen iyo Gaarigii ay Wateen.

Howlgalkaas ayaa waxaa fuliyay Ciidamo kuwa deegaanka ah oo kasoo ruqaansaday Degmada Galcad, waxaana Lasoo Bandhigay maydadkooda warbaahinta.

Waa Kuwaan hubkii maanta ay furteen Ciidamada Deegaanka Ee Degmada Galcad, waxaana laga furtay Gaari NOHA ah oo Alshabaab ay la haayeen oo weerar dhaba gal ah lagu qaaday.

Ad
Previous articleMadaxweyne Shiikh Shariif oo Soo Gaaray Muqdisho Xili Khilaaf Adag kala Dhexeeyo Dowlada Xasan Shiikh
Next articleAlshabaab oo Qarax Ku laysay Askar Ka Tirsan Kenya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here