Home Wararka Maanta Deg Deg Qarax Xoogan ayaa Goor dhaw ka dhacay Muqdisho

Deg Deg Qarax Xoogan ayaa Goor dhaw ka dhacay Muqdisho

0

Qarax xoogan oo la sheegay inuu ahaa ismiidaamin ayaa Goo dhaw ka dhacay Degmad Shangaani ee Gobalka Banaadir.

Waxaana la sheegayaa in Qaraxu uu ahaa Mid ismiidaamin ah oo uu Fuliyay ruux isku soo xiray Walxaha Qarxa.

Goob Lagu Magacaabo 5 geed oo Shangaani ka Tirsan ayuuna qaraxu kadhacay, waxaana ka dhashay Qasaare Kala duwan sida ay wararku sheegayaan.

Halka Qaraxi ka dhacay waxaa u dhaw Goob Lagu iibiyo Hubka sida ay inoo sheegeen goob joogayaal.

La soco Faah Faahinta.

 

Ad
Previous articleTaliska Ciidanka Xooga dalka oo Ka hadlay Dagaal ka dhacay Galgaduud
Next articleFaah Faahin Ku saabsan Qarax Caawa Ka dhacay Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here