Home Wararka Maanta Deg Deg Weriye Caan ah oo Muqdisho ku geeriyooday

Deg Deg Weriye Caan ah oo Muqdisho ku geeriyooday

0

Innaa Lillaahi Wa Innaa Illeyhi Raajicuun!!.

Alle ha u naxariisto Wariye Axmed Xuseen Caddow oo ka tirsanaa Shaqaalaha Warbaahinta Dalsan ayaa goordhaw ku geeriyooday Isbitaal ku yaalla magaalada Muqdisho,kadib xanuun dhanka Wadnaha ah oo maalmaha uu isbitaalka la jiifay.

Maamulka iyo Shaqaalaha Warbaahinta Dalsan ayaa xaqeejiyay geeriday waxayna tacsi tiiraanyo ley u direen Ehelkii,Asxaabtii iyo Qaraabadii uu ka geeriyooday Marxuumku dhammaantood samir iyo iimaan Alle haka siiyo,isagana waxaan Alle uga baryeynaa inuu Jannadii ka waraabiyo.

Marxuum Axmed Xuseen Caddow ayaa Tifaftire kasoo noqday Idaacadda Dalsan isagoo ka mid ahaa shaqaalaha ugu firfircaan Warbaahinta Dalsan.

Innaa Lillaahi Wa Innaa Illeyhi Raajicuun!!.

Ad
Previous articleTaliye Ku xigeenkii Qeybta Guud ee Boliiska Gobalka Banaadir oo Geeriyooday (SAWIRO)
Next articleRa’isul Wasaaraha Soomaaliya oo ka soo laabtay Jabuuti

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here